Soomaaliya oo ka mid noqotay 11 dal oo bixin waayay Qaaraanka Qaramada Midoobay

Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay ka mid tahay 11 dal oo bixin waayay qaaraanka xubinimada Qaramada Midoobay.

Xeerka Qaramada Midoobay ayaa dhigaya in dal kasta oo aan bixin lacagta uu weynayo xuquuqda codeynta ee golaha guud, haddii aysan jirin duruuf ka baxsan gacanta dalka.

Wadamada ku midoobay Qaramada midoobay ayaa laga aruushaa lacago qaaraan kuwaas oo ka mid xubunimada Qaramada Midoobay, Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa dhammaaday ayaa horray u sheegay in Soomaaliya adduunka meel fiican ka tagtay inta uu xilka joogay.

soomaaliya oo ka mid noqotay 11 dal oo bixin waayay qaaraanka qaramada midoobay

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More