Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay Liiska doorashada 4-kursi

Feb 27 (Jowhar.com)  Guddiga hirgelinta doorashada maamulka Koonfur Galbeed SEIT ayaa shaaciyay qaar ka mid ah kuraasta deegaan doorashadoodu magaalada Baydhabo, Kuwaas oo doorashadoodu la qabandoono isbuucan.

Kuraasta la shaaciyay oo Afar ah ayaa kamid ah kuraasta ka harsan 19 kursi ee ku dhiman doorashadooda Maamulka Koonfur Galbeed.

 

guddiga doorashada koonfur galbeed oo shaaciyay liiska doorashada 4-kursi

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More