NEWS Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo markale loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare By Mahad On Apr 26, 2022 Share April 26 (Jowhar.com) -Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa markale loo doortay gudoomiyaha aqalka sare kadib markii uu helay codad kabadan kalabar tirada codeysay. Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa helay codad gaaraya 28 Cod halka musharaxii labaad ee ku soo xigey Saalax Jaamac uu ka helay 24 Cod,balse Cismaan Abokor Dubbe ayaa helay 2 Cod. Related Posts DF oo ergo xal nabadeed raadiya u dirtay dhinacyada ku… Mar 25, 2023 Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal NISA iyo Shabaab ku… Mar 24, 2023 Share