Xilliga Doorashada guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la shaaciyay
Guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray xilliga la qabanayo doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka guddiga doorashooyinka heer federal iyo Shuruudaha musharrixiinta Guddoomiyaha & guddoomiye kuxigeenka, qaabka codeynta iyo korjoogteynta.
Qoraal kasoo baxay Guddiga qaban qaabada ayaa lagu soo bandhigay shuruudaha musharaxa doonaya in uu u tartamo xilka Guddoomiyaha ayaa kala ah.