Xogta sababta keentay xil ka qaadista uu Deni ku sameeyay wasiirkii ugu awooda badnaa maamulkiisa?
Sept. 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa xilka ka qaaday Wasiirkii ugu Awoodda badnaa ee Xukuumaddiisa Xasan Shire Abgaal oo ahaa Wasiirka Maaliyadda, waxaa xilkaas loo magacaabay Maxamed C/raxmaan Dhabancad oo horay u hayay xilka Wasiirka Arrimaha Gudaha.
Cabdi Faarax Juxa ayaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka Dimoqraadiyadda Puntland.
Is bedelkan ayaa bilow u noqonaya loolanka doorashada Madaxweynaha Puntland ee sanadka 2024.