Falastiiniyiinta oo saaka dib ugu laabanaya deegaannada waqooyiga Marinka Gaza
Jan 27 (Jowhar)-Dowladda Qatar ayaa aroornimadi hore ee Isniinta maanta ah shaacisay, in heshiis laga gaaray sii deynta la heystayaasha rayidka ah ee wali ku haray gacanta Xamaas, iyo in Isra’il ay ogolaatay in Falastiiniyiinta reer Gaza ay…