Pakistan oo soo riday 3 diyaaradood oo ciidanka Cirka Hindiya ay leeyihiin
May 07 (Jowhar) Pakistan ayaa ku dhawaaqday inay soo rideen 3 diyaaradood oo Rafale ah ee Faransiisku soo saaro, 1 Su-30, 1 Mig-29 oo Ruushku soo saaro kuwaas oo ay leeyihiin ciidamada cirka Hindiya, iyo hal diyaaradood oo aan duuliye…