Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Hoggaanka Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Qatar
Sep 06 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka duulaya ahmiyadda uu dalka u leeyahay maalgashiga shisheeye, ayaa saaka kulan miro dhal ah la qaatay hoggaanka iyo…