SOMALI NEWS
Dowlada Ingiriiska oo qalab Milatari ugu deeqday Soomaaliya
Sep 11(Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyeen Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, Sarreeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage.
Ayaa maanta ka qaybgalay munaasabad...
Xiisad ka dhalatay dilka Charles Kirk oo ka taagan Mareykanka
Sep 11(Jowhar)-Charles Kirk waxa uu ahaa 31 jir Mareykan ahna taageere koox diimeedka Isra aad u taageera ee loo yaqaan 'Kirishaanka Zahnuuniyiinta' ee rumeysan...
Khikaaf diblomaasiyadeed oo ka dhex qarxay safiirada Soomaaliya ee Kenya iyo Tanzania
Sep 11(Jowhar)-Ismaandhaaf xoogan oo ku salaysan awoodaha shaqo ayaa ka dhex qarxay Safaaradaha Soomaaliya ee dalalka Kenya iyo Tansaaniya.
Muranka ayaa salka ku haya safar...
Madasha Samata-bixinta oo digniin adag kasoo saaray boobka dhulka Jaamacadda Ummadda
Sep 10(Jowhar)-Madasha Samatabixinta ayaa si adag u cambaareysay boobka ka socda Dhulka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), gaar ahaan xarunta jiifka ardayda iyo kulliyadda caafimaadka.
Madashu...
Xasan Sheekh iyo Abiye Axmed oo ka wada hadlay xalka xiisada labada dal
Sep 10(Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa maanta kulan la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Labada hoggaamiye ayaa ka wada hadlay arrimo dan wadaag ah...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments