Maxaa looga hadlayaa shirka golaha wadatashiga qaran ee maanta ka furmaya Dhuusamareeb?
Aug 26 (Jowhar.com)-Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ka furmaya shirka Golaha Wadatashiga Qaran, kaas diiaradda lagu saarayo 'amniga iyo dardar-galinta hawlgallada dalka looga ciribtirayo…