Xasan Sheekh oo Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Aug. 12 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Marwo Catriona Laing.!--more-->…