SOMALI NEWS
Baarlamaanka Waqooyi Bari oo doortay gudoomiye KMG ah
Aug 17 (Jowhar) Waxaa maanta magaalada Laascaanood lagu dhaariyay, Shahaadada xildhibaanimana lagu gudoonsiiyay Xildhibaanada baarlamaanka Waqooyi Bari. Ku Simaha Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee Waqooyi...
Liiska xildhibaanada cusub ee maamulka Waqooyi Bari oo lagu dhawaaqay
Aug 17 (Jowhar)-Waxaa saqdii dhexe ee xalay si rasmi ah loogu dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee maamulka Waqooyi Bari, kadib dood iyo muran xooggan...
Madaxweyne Xasan oo ku wajahan magaalada Dhuusa-mareeb
Aug 17 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku wajahan gobolka GAlgaduud, gaar ahaan magaalada Dhuusamareeb, si uu halkaas uga...
Dowladda Soomaaliya oo Casriyeeysay Hannaanka Canshuur Uruurinta Gaadiidka
Aug 16 (Jowhar)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in Wasaaraddu hirgalisay nidaam casri ah oo ku shaqeynaya kaamirooyin dijitaal ah, kuwaas oo...
NISA oo 11 Shabaab ah ay ku dishay howlgalo ay ka fulisay Hiiraan, Sh....
Aug 16 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments