SOMALI NEWS
Golaha Samata-bixinta oo war-murtiyeer xasaasi ah soo saaray
Aug 14 (Jowhar)Golaha Samata-bixinta oo saacado badan wadahadalo u socday ayaa soo saaray war-saxaafadeed arrimo dhowr ah taabanaya.
Madasha Samata-bixinta war-murtiyeedka ay soo saareen waxey...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal u dhexeeya dowladda iyo shacab diidan in la...
Aug 14 (Jowhar)-Ciidan ka tirsan Dowladda iyo shacab hubeysan oo ka gadoodsan barakicin ayaa xalay ilaa saaka ku dagaalamaya Garoonka Horseed ee Aagga Tarabuunka...
Shirkii madaxweyne Xasan iyo mucaaradka oo mar kale natiijo la’aan kusoo dhamaaday
Aug 13 (Jowhar)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in natiijo la’aan uu kusoo dhamaaday shirkii u dhexeeyay madaxweyne Xasan iyo Golaha Samata-bixinta,...
South Sudan oo beenisay inay ogolaatay in dalkeeda la keeno dadka Gaza
Aug 13 (Jowhar) Wasaaradda Arrimaha Dibadda South Sudan ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku beeninayso warar ay baahiyeen warbaahanno qaarkood, kuwaas oo ku saabsan...
Mucaaradka iyo dowladda oo heshiis ka gaaray murankii arrimaha doorashada
Aug 13 (Jowhar) Kulan kama dambays ah ayay maanta ku balansan yihiin guddiyada ka socda Villa Somalia iyo golaha samata bixinta. Ilo wareedyo ku...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments