SOMALI NEWS
Puntland iyo Daacish oo Dagaal xooggan ku dhexmaray Togga Baalade
Aug 22 (Jowhar) Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal xoogan oo dhexmaray ciidanka Difaaca Puntland iyo kooxda Argagixiso ee Daac1sh firxadkooda, oo kujira...
Uganda oo qaadanayso dadka Maraykanku uu soo tarxiilo
Aug 22 (Jowhar)-Dowlada Uganda ayaa ogolaatay inay qaabisho muwaadiniinta ka soo jeeda dalalka Afrika oo laga soo tarxiilayo wadanka Maraykanka.
Wasaaradda Arrimaha Dibada Uganda ayaa...
Dowlada Japan oo ka caawinaysa Soomaaliya arrimaha Dhaqaalaha Iyo Amniga
Aug 22 (Jowhar)-Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama kulamo miro-dhal ah kula yeeshay Wasiirka Arrimaha...
Madaxweyne Xasan oo mucaaradka ku dhaliikay fashilka wada-hadaladii doorashada
Aug 21 (Jowhar) Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlaya arrimo dhowr ah oo ay ka mid...
Maraykanka oo ka digay weeraro Shabaab ay ka geysato magaalada Nairobi
Aug 20 (Jowhar)-Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa soo saartay digniin amni oo cusub oo ku socota muwaadiniinta Mareykanka iyo ajaanibta kale ee ku sugan...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments