SOMALI NEWS
Madasha Samata-bixinta oo si kulul uga hadlay xarriga nabadoon Xuseen Xaadoole
Aug 28 (Jowhar)- Madasha Samatabixinta ayaa si adag u cambaareysay xarigga loo geystay Nabaddoon Xuseen Maxamed Maxamuud Xaadoole oo ciidanka booliska xalaywateen isagoo ku...
Imaadaatka Carabta oo tallaabo deg deg ah qaaday kadib safarkii taliyaha Sirdoonka Sudan ee...
Aug 27 (Jowhar)-Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta Sheikh Shakhbout bin Nahyan ayaa galabta socdaal qarsoodi ah ku yimid magaalada Muqdisho.
Maalin...
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay toogasho ka dhacay Minneapolis
Aug 27 (Jowhar) Laba carruur ah ayaa geeriyootay kadib toogasho ka dhacday iskuulka Annunciation Catholic School ee magaalada Minneapolis.
Taliyaha booliska Minneapolis, Brian O’Hara, ayaa...
Wararkii u danbeeyay kulanka madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Sudan ee Muqdisho
Aug 27 (Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha Sirdoonka ee dalka Suudaan G/sare Axmed Ibraahim Cali Mufadal...
Kenya oo Shan Shabaab ah ku dishay kaymaha Boni
Aug 27 (Jowhar)-Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab halka kuwo kale ay baxsadeen iyagoo dhaawacyo qaba, arrintan...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments