Gudoomiyaha Aqalka Sare oo faah faahiyay shirkii 𝐄𝐀𝐂 uu uga soo qeyb galay Nairobi
Nov 17 (Jowhar)-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu magaalada Nairobi uga qeyb galay shirka 18aad ee…