Qaraxyo culus oo gilgilay caasimadda dalka Brazil
Nov 14 (Jowhar)-Garsoorayaasha iyo howlwadeennada Maxkamadda Sare ee Brazil ayaa Arbacadi shalay si deg deg ah halkaasi looga daad-gureeyay kaddib marki ay laba qarax oo waaweyn ka dhaceen meel u dhaw maxkamadda, sidaasi waxaa xaqiijiyay…