SOMALI NEWS
Maareeyihii Dekeda Muqdisho oo xilka laga qaaday, mid cusubna lasoo magacaabay
Aug 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto Madaxweyne ku magacaabay Amb. Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) inuu noqdo Maareeyaha cisub ee Dekedda Muqdisho.
Xilkaasi muddooyinkii...
Dowladda Japan oo warqadaha safiirnimo ka gudoontay Amb. Hodan Cismaan
Aug 18 (Jowhar) Dowladda Japan ayaa si rasmi ah uga guddoontay waraaqaha aqoonsiga danjirenimo ee Amb. Hodan Cismaan, oo ah safiirka cusub ee Soomaaliya...
Madaxweyne Cirro oo booqday magaalada Berbera oo Mareykanka saldhig Milatari ka sameysanayo
Aug 18 (Jowhar) Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa tagay magaalada muhiimka ah ee Berbera, oo ay Mareykanka doonayaan in ay ka sameystaan dhawaan Saldhig...
Hoggaamiyeyaasha Yurub oo ku biiraya kulanka Zelensky iyo Trump ee Aqalka Cad
Aug 18 (Jowhar)Hoggaamiyeyaasha Yurub ayaa sheegay iney ku biirayaa kulanka uu Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky uu maanta oo Isniin ah Aqalka Cad kula yeelanayo...
Baarlamaanka Waqooyi Bari oo doortay gudoomiye KMG ah
Aug 17 (Jowhar) Waxaa maanta magaalada Laascaanood lagu dhaariyay, Shahaadada xildhibaanimana lagu gudoonsiiyay Xildhibaanada baarlamaanka Waqooyi Bari. Ku Simaha Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee Waqooyi...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments