SOMALI NEWS
Guddiyo ka kala socda dowladda iyo mucaaradka oo shir uga socdo Muqdisho
Aug 12 (Jowhar) Kulan ayaa xilligan u socda Guddi min saddex xubnood ah oo ka socda Mucaaradka iyo Xukuumadda oo dhameystir u ah wada...
Pakistan oo 50 dagaal yahan Islaami ah ku dishay gobolka Balochistan
Aug 12 (Jowhar) Militariga Pakistan ayaa sheegay inay dileen 50 dagaalyahan oo Islaami ah oo ku sugnaa xadka ay la wadaagaan Afghanistan, muddo afar...
Booliska Punand oo war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Garoowe
Aug 11 (Jowhar)-Booliiska Puntland ayaa sheegey in ay bilaabeen baadhitaanka fal dil ah oo ka dhacay xaafadda Naaso-Hablood, halkaasi oo lagu diley AUH Khadar...
Taliyaha ciidanka AUSSOM oo booqday magaalada Bariire, fariinna diray
Aug 11 (Jowhar)Taliyaha Ciidanka AUSSOM, S/Guud Sam Kavuma ayaa booqday magaalada Bariire ee dhowaan dib loo qabtay, isagoo ciidanka Uganda ee AUSSOM iyo Kuwa...
Taliyayaal ciidan oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dagaal ka dhacay Beledxaawo
Aug 11 (Jowhar)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal culus oo saaka ka dhacay duleedja magaakada Beledxaawo, kaasoo dhaliyay khasaare xooggan oo dhimasho iyo...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments