Duqeymo culus oo lala eegtay saldhig ay qaraxyo ku diyaarineysay Shabaab
Dec 23 (Jowhar.com)-Howlgal Qorsheysan oo ay Fuliyeen Diyaaradaha Dagaalka ee kaalmeeya Ciidamada Soomaaliya oo iska Kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa xalay Duqeyn ku burburiyay Saldhigyadii kooxda Khawaarijta AS ee Koonfurta Mudug.!--more-->…