Beesha caalamka oo hanjabaad culus u jeedisay maamulka Somaliland
Apr. 17 (Jowhar.com)-Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saaray kulamo maalmihii lasoo dhaafay ay la yeesheen Somaliland iyo SSC oo ah dhinacyada isku haya colaada Laascaanood.Xubnahan oo war kulul soo saaray waxey!--more-->…