Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay ergeyga arrimaha Somaliland
Apr. 01 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed Ergayga arimaha Somaliland.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Dowlada Federaalka!--more-->…