LATEST ARTICLES

Joe Biden oo magacaabay xilal muhiim ah

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa waxa uu magacaabay xilal muhiim ah oo uu ka mid yahay Xoghayaha Arrimaha Dibadda. Xilka Xoghayaha Arrimaha...

Golaha Waxbarashada Gaarka ah ee Soomaaliya oo loogaga dhawaaqay magaalada Muqdisho

Waxaa maanta oo Talaado ah magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Golaha Waxbarashada gaarka ah ee Soomaaliya,waxaana golahaan ku mideysan Dalladaha Waxbarashada gaarka ee ka shaqeeya...

Musharaxiinta Madaxweynaha oo shir guddoon doortay (Sheekh Shariif oo…)

Musharaxiinta Madaxweynaha oo maalintii 4aad shir uga socda magaalada Muqdisho ayaa maanta doortay shir guddoon. Guddoomiye ayaa waxaa loo doortay Madaxweynihii hore Sheekh Shariif, Xogheyn...

Farmaajo oo taageero u muujiyay howlgalka dowladda Itoobiya ka wado Gobolka Tigray

Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda Itoobiya ku taageeray dagaalka ay ka wado Gobolka Tigray ee ay ugu magacawday howlgalka sharci fulinta. Kulan shalay dhex maray Madaxweyne...

Wararkii u dambeeyay shirka Musharaxiinta Madaxweynaha oo maanta la soo gabagabeynayo

Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee ka socda Muqdisho ayaa la filayaa in maanta la soo gabagbeeyo, lagana soo saaro war murtiyeed. Shirkan oo shalay ku...

Taliska Booliska oo war ka soo saaray gawaari xamuul oo Al-Shabaab gubeen

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Dhamme Sadiiq Aadan Cali ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab in xalay ay gubeen todobo gaari oo xamuul ay leeyihiin dad shacab...

Most Popular