Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo hore u...
Shirka u dhaxeeya Musharaxiinta Madaxweynaha ee doorashada 2021 ayaa goor dhow ka furmay Hotelka Jazeera ee ku yaalla nawaaxiga garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Illaa 12 Musharax...
Waxaa goordhow la filayaa inuu ka furmo magaalada Muqdisho shir ay leeyihiin Musharaxiinta Mucaaradka, kuwaasoo la baxay Midowga Musharaxiinta, waxaa uu shirkooda ka dhacayaa...
Madaxweynaha Koofur Afrika Cyril Ramaphosa ahna Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa Madaxweynayaal hore u xil saaray inay hoggaamiyaan dadaalada xal u helida dagaalka ka socda...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in Ciidamadeeda ay la wareegeen magaalooyin muhiim ah oo ka tirsan Gobolka ay maamusho TPLF.
Magaalooyinka lala wareegay ayaa waxaa ka...