SOMALI NEWS
Maraykanka oo ka digay weeraro Shabaab ay ka geysato magaalada Nairobi
Aug 20 (Jowhar)Safaaradda Mareykanka ee Nairobi ayaa soo saartay digniin amni oo cusub oo ku socota muwaadiniinta Mareykanka iyo ajaanibta kale ee ku sugan...
Safiirkii hore ee Mareykan ah oo ka Digay Aqoonsiga Somaliland
Aug 20 (Jowhar)-Safiirkii hore ee Mareykan u joogay Soomaaliya, Larry André, ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland oo si degdeg ah loo sameeyo uu khatar...
Cabsi laga qabo fashil ku yimaada natiijada kulamadii Trump iyo Putin
Aug 20 (Jowhar) Aqalka Kremlin-ka ee dalka Ruushka ayaa hoos u dhigay hadal heynta ku saabsan kulan la filyaya in ay wada yeeshaan madaxweynaha...
Jadwalka doorashada gudoonka baarlamaanka Waqooyi Bari oo laga shaaciyay
Aug 19 (Jowhar) Guddiga Doorashada Golaha Wakiillada Waqooyi Bari ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, taas oo dhici...
Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya oo ka hadlay ku takrifalka Dhulka Danta Guud
Aug 19 (Jowhar)-Saddexdii madaxweyne ee hore ee dalka, Cabdqaasim Salaad Xasan, Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Ayaa soo saaray warsaxaafadeed wadajir ah oo...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments