SOMALI NEWS
Shirkii madaxweyne Xasan iyo mucaaradka oo mar kale natiijo la’aan kusoo dhamaaday
Aug 13 (Jowhar)Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in natiijo la’aan uu kusoo dhamaaday shirkii u dhexeeyay madaxweyne Xasan iyo Golaha Samata-bixinta,...
South Sudan oo beenisay inay ogolaatay in dalkeeda la keeno dadka Gaza
Aug 13 (Jowhar) Wasaaradda Arrimaha Dibadda South Sudan ayaa soo saartay warsaxaafadeed ay ku beeninayso warar ay baahiyeen warbaahanno qaarkood, kuwaas oo ku saabsan...
Mucaaradka iyo dowladda oo heshiis ka gaaray murankii arrimaha doorashada
Aug 13 (Jowhar) Kulan kama dambays ah ayay maanta ku balansan yihiin guddiyada ka socda Villa Somalia iyo golaha samata bixinta. Ilo wareedyo ku...
Madaxweyne Xasan oo si lama filaan ah uga hadlay xiisadda dagaal ee gobolka Gedo
Aug 13 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Cedo, isagoo...
Guddiyo ka kala socda dowladda iyo mucaaradka oo shir uga socdo Muqdisho
Aug 12 (Jowhar) Kulan ayaa xilligan u socda Guddi min saddex xubnood ah oo ka socda Mucaaradka iyo Xukuumadda oo dhameystir u ah wada...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments