SOMALI NEWS
Ciidanka dowladda iyo kuwa Uganda oo la wareegay magaalada istiraatiijiga ah ee Bariire
Aug 08 (Jowhar) Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).
Ayaa galabta si buuxda...
Jarmalka oo kudhawaaqay inuu joojiyay Hub danbe inuu ka iibiyo Israel
Aug 08 (Jowhar) Jarmalka ma oggolaan doono inuu hub ka iibiyo Israel kaas oo laga yaabo in lagu xasuuqo reer Qaza “illaa amar dambe,”...
Munaasabadda Daahfurka Madasha Somali Business oo ka dhacday Muqdisho
Aug 07 (Jowhar)-Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho looga daahfuray Madasha Somali Business, oo ah madal bixineysa xog sugan oo isugu jirta; Warbixinno lagu...
Jubaland oo ka digtay in xiisadda Gedo ay ku fido dalalka deriska
Aug 07 (Jowhar) Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray qodobo ay...
Dowladda Soomaaliya oo Qas wade ugu yeertay madaxweyne xigeenka Jubaland
Aug 07 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya ayaa aamuskii ka baxday kaddib War-Saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha oo lagu sheegay in xaaladda gobolka Gedo tahay mid...
Lifestyle News
HOUSE DESIGN
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments