Jul 24 (Jowhar)-Thailand ayaa duqeymo cirka ah ku qaaday bartilmaameedyada ciidamada Cambodia, iyadoo Cambodia ay ridday gantaallo iyo madaafiic, ay ku dhinteen ugu yaraan 11 qof oo rayid ah, taasoo sare u kacday muran xuduudeed oo muddo dheer socday oo u dhaxeeyay labada dal ee deriska ah.
11 dead in border clashes between Thailand and Cambodia
Thailand launched air strikes on Cambodian military targets as Cambodia fired rockets and artillery, killing at least 11 civilians, in a major escalation of a long-running border row between the two neighbours.
Children ‘starving before our eyes’ in Gaza – Tánaiste
Tánaiste Simon Harris has said that “children are starving before our eyes” in Gaza as more than 100 aid organisations warned that “mass starvation” was spreading in the Palestinian territory.
Laba kamid ah shaqaalaha dowladda hoose oo lagu dilay Garoowe
Jul 24 (Jowhar) Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar uu Askari katirsan ciidanka Puntland ka geystay magaalada Garowe, kaasoo lagu dilay Labo ka mid ah shaqaalaha Dowladda Hoose.
Lawyer seeks Erik Menendez release, citing medical issue
Erik Menendez, one of two brothers who is serving a life sentence for the murder of their parents in the United States, has been taken to hospital with a “serious medical condition”.
Madasha samata-bixinta oo isku khilaafay ka hadalka dagaalkii Beledxaawo
Jul 24 (Jowhar)-Ilo xog-ogaalka ah ayaa ku warramaya in xubnaha Madasha Samata-bixinta ay isku khilaafeen qoraal wadajir ah oo ay kasoo saaraan dagaalkii maalin kahor ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaasoo u dhexeeyay ciidamo kala taabacsan dowladda iyo Jubaland.
Taoiseach to travel to Luxembourg for two-day visit
Taoiseach Micheál Martin is due to travel to Luxembourg to meet the country’s Prime Minister Luc Frieden, as part of a two-day visit to the grand duchy.
Retrial for woman who bit off attempted rapist’s tongue

A South Korean court has reopened a decades-old case after the country’s #MeToo movement inspired a woman to challenge her conviction for defending herself against sexual violence 61 years ago.
Puntland oo been abuur ku tilmaamtay warqadii DFS ay kasoo saartau markabka MV SEA WORLD
Jul 23 (Jowhar)Puntland oo kajawaabtay Warqadii saaka ay DFS kasoo saartay xaalada Markabka MV SEA WORLD.