SOMALI NEWS
Mucaaradka iyo dowladda oo heshiis ka gaaray murankii arrimaha doorashada
Aug 13 (Jowhar) Kulan kama dambays ah ayay maanta ku balansan yihiin guddiyada ka socda Villa Somalia iyo golaha samata bixinta. Ilo wareedyo ku...
Madaxweyne Xasan oo si lama filaan ah uga hadlay xiisadda dagaal ee gobolka Gedo
Aug 13 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku geeriyooday dagaalkii dhawaan ka dhacay gobolka Cedo, isagoo...
Guddiyo ka kala socda dowladda iyo mucaaradka oo shir uga socdo Muqdisho
Aug 12 (Jowhar) Kulan ayaa xilligan u socda Guddi min saddex xubnood ah oo ka socda Mucaaradka iyo Xukuumadda oo dhameystir u ah wada...
Pakistan oo 50 dagaal yahan Islaami ah ku dishay gobolka Balochistan
Aug 12 (Jowhar) Militariga Pakistan ayaa sheegay inay dileen 50 dagaalyahan oo Islaami ah oo ku sugnaa xadka ay la wadaagaan Afghanistan, muddo afar...
Booliska Punand oo war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Garoowe
Aug 11 (Jowhar)-Booliiska Puntland ayaa sheegey in ay bilaabeen baadhitaanka fal dil ah oo ka dhacay xaafadda Naaso-Hablood, halkaasi oo lagu diley AUH Khadar...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments