Ra’iisul wasaare Xamze oo booqday ciidamadii tababarka kusoo qaatay Eritrea.
Jan. 07 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin Cutubyo ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka ee…