RW Xamze oo mashaariic horumarineed ka dhagax dhigaya Laascaanood
Apr 13(Jowhar)Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo xalay ku hoyday magaalada Laascaanood ayaa maanta SSC khaatumo ka dhagax Dhigaya mashaariic horumarineed oo muhiim u ah horumarka degaanka.Sida xafiiska Xamze uu shaaciyay, mashaariicdan!--more-->…