SOMALI NEWS
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay toogasho ka dhacay Minneapolis
Aug 27 (Jowhar) Laba carruur ah ayaa geeriyootay kadib toogasho ka dhacday iskuulka Annunciation Catholic School ee magaalada Minneapolis.
Taliyaha booliska Minneapolis, Brian O’Hara, ayaa...
Wararkii u danbeeyay kulanka madaxweyne Xasan iyo Taliyaha Sirdoonka Sudan ee Muqdisho
Aug 27 (Jowhar) Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha Sirdoonka ee dalka Suudaan G/sare Axmed Ibraahim Cali Mufadal...
Kenya oo Shan Shabaab ah ku dishay kaymaha Boni
Aug 27 (Jowhar)Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay dileen shan dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab halka kuwo kale ay baxsadeen iyagoo dhaawacyo qaba, arrintan...
Itoobiya oo ka hadashay saameynta ciidamada Masar ee Soomaaliya
Aug 27 (Jowhar)Safiirka Itoobiya ee Soomaaliya, Suleiman Dedefo Woshe, ayaa wareysi uu siiyay TV-ga Iniversal ku sheegay in Itoobiya aysan ka baqaynin caqabadaha amniga...
Ukraine ayaa xaqiijisay in ciidamada Ruushka ay galeen gobolka Dnipropetrovs
Aug 27 (Jowhar)-Dowladda Ukraine ayaa xaqiijisay in ciidamada Ruushka ay galeen gobolka Dnipropetrovsk, kaas oo ah meel muhiim ah oo ka tirsan dalkaasi.
Wararka ayaa...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments