Kalkaaliso u dhalatay dalka Jarmalka oo Afduub ahaan loogu heysto Soomaaliya oo soo hadashay
Mar 27(Jowhar) Sonja Nientiet oo ahayd kalkaaliso u dhalatay Jarmalka, kana shaqeynaysay hay’adda ICRC, xarunteeda Muqdisho oo aan geeri iyo nolol midna lagu haynin ayaa caawa muuqaalkeeda lagu baahiyay bar Youtube ah oo shalay lagu furay…