Israa’iil oo sheegtay in laba qaybood u kala gooysay Qasa iyo Xamaas oo ka hadashay
Nov 06 (Jowhar.com)-Israa’iil ayaa sheegtay in ay bilowday duqeyn ay ku qaadday waqooyiga Qasa, iyadoo wararka la helayo ay sheegayaan in dhawaqa qaraxyo xooggan laga maqlayo aagagga ay milatariga Israa’iil weerareen.Ciidamada milatariga!--more-->…