SOMALI NEWS
Cabsi laga qabo fashil ku yimaada natiijada kulamadii Trump iyo Putin
Aug 20 (Jowhar) Aqalka Kremlin-ka ee dalka Ruushka ayaa hoos u dhigay hadal heynta ku saabsan kulan la filyaya in ay wada yeeshaan madaxweynaha...
Jadwalka doorashada gudoonka baarlamaanka Waqooyi Bari oo laga shaaciyay
Aug 19 (Jowhar) Guddiga Doorashada Golaha Wakiillada Waqooyi Bari ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay jadwalka doorashada Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, taas oo dhici...
Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya oo ka hadlay ku takrifalka Dhulka Danta Guud
Aug 19 (Jowhar)-Saddexdii madaxweyne ee hore ee dalka, Cabdqaasim Salaad Xasan, Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Ayaa soo saaray warsaxaafadeed wadajir ah oo...
Dowladda Soomaaliya oo 100 Shabaab ah ku dishay gobolka Sh.hoose
Aug 19 (Jowhar) War-saxaafadeed ka soo baxay dawladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya saaxiibbada caalamka ay hawlgal qorsheysan ka...
Maareeyihii Dekeda Muqdisho oo xilka laga qaaday, mid cusubna lasoo magacaabay
Aug 18 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa wareegto Madaxweyne ku magacaabay Amb. Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) inuu noqdo Maareeyaha cisub ee Dekedda Muqdisho.
Xilkaasi muddooyinkii...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments