Dowladda Qatar oo quus ka muujisay sii deynta maxaabiista ay heysato Xamaas
Oct 29 (Jowhar.com)-Xukuumadda Qadar ayaa sheegtay in gulufka milatari ee dhinaca dhulka ah ee Israa’iil ay ku qaaday Qasa uu caqabad ku noqday dadaallada socda ee lagu doonayo in si nabada lagu sii daayo maxaabiista ay gacanta ku hayaan…