Koox Shabaab ah oo ka dhex dagaalameysa guri ku yaala magaalada Beledweyn
Mar 11(Jowhar)-Dagaal ku bilowday gaari lagasoo buuxiyey walxaha qarxa ayaa ka socda Hotel ku yaall magaalada Baladweyne.Hotelka la weeraray oo ku yaalla xaafadda Howlwadaag ee galbeedka Baladweyne ayaa waxaa la sheegay inay daganaayeen!--more-->…