Ururka Xisbullah oo sheegay in ay soo rideen diyaarad ay leedahay Israa’iil
Oct 30 (Jowhar.com)-Ururka Xisbullah, ee fadhigoodu yahay koonfurta Lubnaan, ayaa sheegay in ay soo rideen diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee Israa’iil ay leedahay, waa markii ugu horreysay oo ay sheegtaan howlgal noocani oo kale ah…