Madaxweyne Xasan Sheekh oo u ambabaxay dalka Imaaraatka Carabta
Mar 10(Jowhar)Madaxweyne Xasan Shiikh ayaa u safray dalka Imaaraadka Carabta, xilli uu dagaal culus ka socdo gobollo kamid ah dalka.
Wasiiro ka tiraan xukuunada iyo xubno kale ayaa madaxweynaha ku wehlinaya safarkan oo ahaa mid…