Xamaas oo sii deysay labo kamid ah maxaabiis ay ka afduubteen Israa’iil
Oct 21 (Jowhar.com)-Kooxda Xamaas ayaa shaacisay in ay sii daayeen labo maxbuus oo kamid ahaa dadkii ay ka qafaasheen Israel 7-dii bishan , waxa ayna kooxda wali gacanta ku heysa in ka badan 200-maxbuus oo badankood Israel u dhasheen.!--more-->…