LATEST ARTICLES

Banaanbax loogaga soo horjeedo dhismaha Maamulka Hirshabelle oo maanta ka dhacay Jalalaqsi

Banaanbax loogaga soo horjeedo hanaanka loo marayo dhismaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maanta ka dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Dadka banaanbaxa dhigayay...

Dad ku dhow Nus Malyan ruux oo ay fatahaadaha wabiga Shabelle barakiciyeen

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dad ku dhow nus malyan ruux ay ku barakaceen fatahaado ka jira gobolada uu maro wabiga Shabelle. Warbixin ay soo...

Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Sharciga Dhismaha Ciidamada Booliska

Xildhibaanada baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta ansixiyey Sharciga dhismaha ciidamada Booliska Galmudug. Wasaarada Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa dhowaan u gudbisay hindise sharciyeedka dhismaha...

Madaxweyne Trump oo xisaab bangi ku leh dalka Shiinaha

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa qirtey inuu leeyahay xisaab bangi oo ugaga furan bangi Shiinees ah sida ay daabacday jariirada New York Times. Akaawnkan ama...

Most Popular

Duqa Muqdisho oo la kulmay Safiirka Midowga Yurub Ee Somaliya

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimada dalka ee Muqdisho kadib booqasho qaadatay muddo saddex maalmood...