SOMALI NEWS
Dowladda Soomaaliya oo Casriyeeysay Hannaanka Canshuur Uruurinta Gaadiidka
Aug 16 (Jowhar)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa sheegay in Wasaaraddu hirgalisay nidaam casri ah oo ku shaqeynaya kaamirooyin dijitaal ah, kuwaas oo...
NISA oo 11 Shabaab ah ay ku dishay howlgalo ay ka fulisay Hiiraan, Sh....
Aug 16 (Jowhar)-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay...
Taliyaha cusub ee ciidanka AFRICOM oo xilka la wareegay
Aug 16 (Jowhar) Gen. Dagvin R.M. Anderson ayaa shalay si rasmi ah ula wareegay xilka taliyaha ciidanka AFRICOM, wuxuuna xilka kala Wareegay Gen. Michael...
Kudhowaad 200 qof oo ku geeriyootay Roob ku dhuftay dalka Pakistan
Aug 15 (Jowhar)-Ugu yaraan 164 qof ayaa ku geeriyootay 24-kii saac ee lasoo dhaafay fatahaado ka dhashay Roob xooggan oo ku dhuftay Pakistan iyo...
Maxaa looga hadlay shirkii maanta ee golaha wasiirada Soomaaliya?
Aug 14 (Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta.
Shuruucdan...
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More
Recent Comments