Madaxweynihii hore ee Galmudug  Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.

Cabdikariin Guuleed ayaa war saxaafadeedka uu soo saaray waxa uu ku qoray baaqyo uu u jeedinayo xukkuumada federalka,baarlmaanka iyo xisbiyada mucaaradka.

Halkan hoose ka aqriso war saxaafadeedka uu soo saaray Cabdikariin Guuleed.