Hoggaamiyaha Mucaaradka ee Xisbiga Wadajir C/raxmana C/shakuur Warsame ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray Hambalyada Ciidul Adxa, isagoo ka hadlay sodonkii sano ee la soo dhaafay culeyska heysta dadka Soomaaliyeed, sababta culeyska u batay ay tahay dad ku dheelaya magaca diinta Islaamka.

Muuqaal uu soo duubay oo la soo geliyay baraha bulshada ayaa sheegay in ayaan darro ku soo korortay diinta Islaamka iyo dadnimada  kooxo magac diinta sheeganaya ay sameeyaan qarbudaad, qaraxin iyo gowrac iyo leyn, waxaana uu ugu baaqay inay u turaan diinta.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka 

 

 

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxaha

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Munaasabadda Ciidul Adxahahttps://youtu.be/al7VIXEkLU0

Publiée par Dalsan TV sur Samedi 10 août 2019