General Yuusuf Cali Qasaay Yuusuf Cagey oo ka tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in lagu dhex dilay gurigiisa oo ku yaalla Xaafada Warshada caanaha ee Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka Jeneraalka, kuwaasoo qaarkood sheegayaan in dilkiisa uu ka dambeeyey sarkaal kale oo ay murmeen.

Ciidanka Booliska dowlada Somalia ayaa gaaray goobta, iyagoo halkaas ka wada baaritaanom la soco wixii ka soo kordha ee warar ah..