Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyad ku aadan Ciidul Adxa u diray shacabka Soomaaliyeed, isagoo u rajeeyay shacabka in sanadkan kiisa kale ku gaarsiiyo bash bash iyo barwaaqo.

Muuqaal kooban oo la soo geliyay Bartiisa gaarka ah ee Facbeook ayuu ugu baaqay shacabka inay is cafiyaan, isuna duceeyaan meel walba ay joogaan.

Halkan hoose ka daawo

 

 

Ciid Al-adxaa

Waxaan guud ahaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda Ciidul Adxa, waxaan leeyahay Allah ha idinkaga dhigo ciid Kheyreysan sannadkaan sannadkiisa ku gaara nabad iyo Barwaaqo

Publiée par Hassan Ali Khaire sur Samedi 10 août 2019