Browsing Category

TRUE STORY

TRUE STORY

Faankii Fahad iyo Fiyonadii Za,iir

Waxaan ka dhoofayaa Addis Ababa waxaana wattaa jaan tusyada xeryaha ciiddanka Itoobiya , hadday xabashidu igu arkaan waa qoor gooyo aan qiil lahayn , xafiiskii aan ka jaranayay tikitka ayaan ku arkay qof Haweeneey reer Za,iir ah ( Fiyona)…

Maxa ka dhacay Magaalada Burco dhamadki 80 kii

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (N.S.S 1976 – 1991) Gunaandkii 80 aad kii ayaan magaalada Burco shaqo u tagay , waxaa xoog ku lahaa magaalada Wadaaddo dadka wacdi iyo waano kula wareegay , waxaa ka mid ahaa Sheekh Mustafe Xaaji intaan xasuusto…

Rooble iyo Farmaajo

Nin oday ah aan shaqo wadaag ahaan jirnay gadaalkiina  kamid noqday Madaxdii  Dalka ayna isku qoys yihiin Rooble saaxiibna la ah Farmaajo  oo isku dayay inuu dhex galo labada oday.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More