TRUE STORY Sheekadii Xiisaha Laheyd Ee Kurbo Aduun Iyo Kadeed Caashaq hanad Feb 6, 2021 Xaaji Baana: Aamina adeer waa sida uu Sadiiq kuu sheegaya idinka wada hadla annaga waxaad isku fahmi weyndaan ayaan idiin soo dhex geleynaa. Ducaale: Waa sidaa Amina hadal oo dhibkaaga ka hadal isagana ha hadlee annagana waxaan nahay…