Ma Hooyo Fiican Baan Noqdaa, Mise Xaas Fiican

Hooyada Dhalinta yar markay umusho daryeel weyn ayay u baahan tahay. Gaar ahaan kuwa Qurbajoogta oo aanan badankood haysan qof u adeegta.

Haddii kale waxay sababaysaa in uu ku dhaco niyad jabka umusha. Ubadka Xaafad dhan ayaa korisa.