Rag Naagaa Is Dhaafshay

Ninka qaba naagta hufan ee xil kaska waa ka dheereeyaa ragga kale. Waxaa haboon in haweenka Soomaaliyeed xil weyn is ka saaraan sidii ninkooda ay u garab istaagi lahaayeen. Taasoo u horseedaysa horumar weyn wadankeena insha’Allah.